Description
<p>Waxaa soo jeedinaya marqaatiga nool Qoraa Saciid Jaamac Xuseen iyo Maxamed Amiin oo xubin ka ah Madasha Kulmiso. Waxaana daadihinaysa Luul Araweelo oo ayadu ah Maamulaha Madasha Kulmiso iyo Podcast-igan Kulmiso ee kuu soo gudbinaya.</p>
<p>Waxaa hubaal ah in aad u baran doontid Abwaan Cabdullaahi Qarshe shaqsiyadiisii wadiniyadda iyo qadiyadda ku caanka ahayd. Dhagaysi wacan. </p>
<p>7. Nofeember, 2021.</p>