Barnaamijka Hooyonimo (Motherhood)
Rahma Elmi
Overview
Episodes
Details
Hooyonimo waa barnaamij lagu lafa gurayo oo lagu qaada dhigayo dhamaan mawduucyada la xidhiidha hooyonimada iyo wixi ku gadaaman
Recent Episodes
DEC 6, 2022
Kalka 1|| Xalqada 3aad|| Maxaad ka taqaana awoodaha hooyonimo?
Xalqadan waxaan inla wadaagaya qaar ka mid ah awoodaha hooyadu leedahahay. Qirsanow awoodaada hooyonimo oo adeegso oo ka shaqaysi
5 MIN
NOV 22, 2022
Kalka kowaad || Xalqada 1 || waa maxay hooyonimo?
Xalqadan waxay dul istaagaysa dareenka hooyonimo iyo qeexintaankeeda
4 MIN
NOV 22, 2022
Kalka kowaad|| xalqada 2aad|| Dareenka hooyonimo||Motherhood instinct||
Xalqadan waxaan kaga hadalaya dareenka hooyonimo ma karti la kasbado baa mise waa abuur ilaahay ?
6 MIN
NOV 11, 2022
Barnaamijka Hooyonimo
0 MIN
See all episodes