Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad

JUL 30, 202418 MIN

Description

Fariin ii reeb :) Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqadeena isbuucan. Dhagaysi Wacan.  https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp